Wednesday, January 7, 2015

Daawo:Dhalinyarada Magaalada Borama Ayaa Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Siyaad Cumar Cali.






Borama(Rayo Tv 07.01.2015)-Qaarka mid dhalinyarada magaalada borama ayaa maanta soo dhaweeyay isla markaana taageero balaadhan u muujiyay gudoomiyaha cusub ee dalada dhalinyarada somaliland ee Sonyo kaasii oo dhawaan lagu doortay shirwaynihii dalada ee ka qabsoomay magalada hargaysa ee caasimada somaliland,geesta kale dhalinyaradani waxa ay baaq u diren garab kale oo ka tirsan dalada oo gudoomiye kale doortay.



Mustafe Caraale
Rayo Tv
Borama

0 comments:

Post a Comment