Sunday, December 14, 2014

Daawo:Maayirka Magaalada Borama Saleebaan Xasan Xadi Oo Maanta Ka Hadlay Xadhiga 2 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Borama.


Borama(Rayo Tv)-Maayirka magaalada borama Md:Saleebaan xasan xadi ayaa maanta mar uu u waramayay warfidineeyada magaalada borama waxa uu ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday 2 xildhibaan oo ka tirsanaa xildhibaanada golaha deegaanka degmada borama oo lagu kala magacaabo.
Xildhibaan Ibraahim Axmed Liibaan
Xildhibaan Xasan Muxumed Cumar "Xasan Bisle"
Oo ciimadama amaanku habeenkii xalay ahaa ku xidheen gudaha magaalada borama iyadoo saaka subaxdiina loo gudbiyay xabsiga magaalada hargaysa.
Sidoo kale maayirka magaalada borama waxa uu ka hadlay dhalinyaro maanlintii shalay ahayd iyagana lagu xidhay gudaha magaalada borama kuwaasi oo iyagana loo gudbiyay isla magaalada harsgsa.


BY:Mustafe Caraale
Rayo Tv
Borama

0 comments:

Post a Comment