Wednesday, December 17, 2014

Daawo:Cuqaasha Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Borama.

Borama(Rayo Tv)-Shir jaraa'id oo ay ku qabteen gudaha magaalada borama ee xarunta gobolka awdal cuqaasha gobolada galbeedka somaliland waxay kaga hadleen xaalada amaan ee gobolka awdal iyo suldaan isagu dhawaan sheegtay inuu ka goostay Somaliland.



0 comments:

Post a Comment