Tuesday, December 16, 2014

Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Ku Baaqay In La Sii Daayo 2 Xildhibaan Oo Ka Tirsanaa Golaha Deegaanka Borama Oo Ay Xukuumadu Xidhay, Kana Hadlay Arinta Suldaan Wabar.


Hargaysa(Rayo Tv)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdiraxmaan ciro ayaa maanta ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday 2 xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka degmada borama isagoo geesta kalena baaq nabadeed u diray suldaan abiibakar cilmi wabar oo dhawaan sheegay in dadka reer awdal ka goosteen xukuumada somaliland.

BY:Mustafe Caraale
Rayo Tv

0 comments:

Post a Comment