Tuesday, October 21, 2014

madaxweyne siilaanyo oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ku tagay dalka ingiriisa oo uu kaga qayb galay shirka maalgashiga somaliland

Hargeysa{ Rayotv} Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu dalkaasi ingiriiska kaga qayb galay shir Quseeya arimaha maalgashiga ee soomaliland 


Madaxweyne siilaanyo oo warbaahinta kula hadlayay qolka nasashada ee garoonka diyaaradaha magaalada hargaysa halkaasi oo uu kula hadlayay warbaahinta ayaa waxa uu ka warbixiyay madaxweynuhu safarkii ay dalka uga baxeen waxaanu yidhi{ bismilaahi raxmaani raxiim asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu aad baan ugu faraxsanahay aniga iyo waftiga ila socdaa aanu dalka ku soo noqonay isaga oo nabada illahay mahadii weeyi shirka aanu tagnay waxa uu ahaa shir loo qabtay maalgashiga somaliland sidii loo maal gashan lahaa somaliland iyo hormarkiisataasoo wax wayn ka tari doonta  shirka ayaa waxa uu ahaa shir wayn oo ay ka qayb galeen dawlada ingiriiska waxa uu ahaa shir aad looga soo qayb galay waanan ku so guulaysanay , geesta kale madaxweyne siilaanyo ayaa waxa uu ka hadlay warar maal-mihii danbe la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxweyne siilaanyo uu ka tanaasulay doorashada madaxtinimada taasi oo uu beeniyay kuna tilmaamay daacaayado mar walba la sameeyo waxaasi wax ka jira maaha inta uu sharcigu ii ogol yahay waan taaganahay wax alla iyo wax aan qabaa ma jirto dalkayga waan u shaqaynayaa isku s
isku soo wada duuboo intaasi ka dib ayaa waxa ay warbaahintu madaxweyne siilanyo su,aalo waydiisay halkaasina uu kaga jawaabay




0 comments:

Post a Comment