Saturday, August 2, 2014

DAAWO RAYO TV: TV KHILAAF XOOGAN AYAA SOO KALA DHEX GALAY URURKA SUXUFIYIINTA SOMALILAND EE SOLJA


                                                             Ururka suxufiyiinta soamaliland ee solja
ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf xoogan iyada oo khilaafkani sababay in ay maanta xilkaqaadis ay ku sameeyaan  gudoomiyaha solja xasan maxamed yuusuf
balse gudoomiyaha ayaa waxa uu shir jaarido oo uu qabtay beeneeyey xilka qaadistaasi uu sheegay in uu isagu wareejieyey
waxa soo baxayay maalmihii u dmabeyey khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay ururka solja

0 comments:

Post a Comment