Thursday, August 14, 2014

Daawo:Dowladnimada Yaan Loo Adeegsan Dana Gaar Ah Laakiin Dowladnimada Ha Loo Adeegsado Sinaan Iyo Cadaalad” Suldaanka Dhalinyarada Somaliland


Borama{Rtv}-Mar uu maanta shir jaraa'id Oo ay qabteen dalada Gurmadkaga qayb galay Hotel Rays Ee Magaalada Borama Ayaa Suldaanka Guud Ee Dhalinyarada Somaliland Suldaan C/raxmaan Axmed Sh.Muxumed Waxa uu ka hadlay arimo dhawr ah oo ka mid ahaayeen muwaadiniin reer somaliland ah oo xukuumada hada talada dalka haysa ee uu hogaaminayo Axmed Siilanyo Ay si sharci dara ah ugu gacan galisay dowlada jabuuti taasi oo ila hada aanan jirin wax war ah oo sugan oo kasoo baxay dhanka dowlada inkastoo uu wasiirka arimaha gudaha somaliland warancade uu sheegay in dalka dib loogu soo celin doono laakiin ayna wali waxba ka hirgalin hadalka wasiirka,sidoo kale suldaanku waxa uu hoosta ka xariiqay in cadaalad daro baahsan ay dalka ka jirto isagoo xusay in qaranku kaliya ku dhaqaaqi karo horumarna ku gaadhi karo iyadoo cadaaad la helo loona sinaado dowlada somaliland.


Xigasho
Gobonimo News

0 comments:

Post a Comment