Wednesday, August 13, 2014

DAAWO XAFLADA QALIN JABINTA ARDEYDA DUFCADII LABAAD EE DHAMAYSATAY WAXBARASHADA XARUNTA AWSG EE MAGAALADA BORAMA



Hotelka rays ee magaalda borama waxa maanta lagu qabtay xalfada qalin jbinta dufcadii labaad ee ka baxda xarunta AWSG ee magaalda Borama iyada oo ay ardydan ay baranayeen waxbarasho la xidhiidh dhinaca caafimaadka deg dega ahy
Xaflad ay soo qaban qaabiyeen mjaamulka iyo macalimiinta xarunta ee AWSG
waxana ka soo qayb galaya maamulka gobolka iyo ka dwegmada iyo Iskuduwaha Wasaarada Caafimaad gobolada Galbeed ee somaliland
 xafladan oo ahayda xaflada qurux badan si heer sare ahna loo soon agaasimey


Wariye Ahmed Diiriye Ciiltire
Rayo TV Borama
Office Somaliland

0 comments:

Post a Comment