Saturday, August 2, 2014

DAAWO WARKA CAAWA EE TVGA RAYO TV IYO WARIYE HOORI AXMED HOORI SOO JEEDINAYO 02.8.2014



Daawo warka caawa ee tvgar Rayo tv oo ay ku jiraan qodob xiiso badan oo ka mid ahaa aabro ku dhuftay deegaanada baki iyo deegano hoos yimaada ,ururka suxufiyiinta somaliland ee solja oo sheegay in ay xilkii ka qaadeen gudoomiyaha ururkaasi ,gudoomiyha ururka solja oo xilka qaadistaasi ku sheegay in mid sharciga baal marsan oo ayna cidi isaga xilka qaadin oo uu u gartay xubno kale ee shir weynaha qaban qabada uu xilka u dhiibey
 wararka kale ee caalamka  xaalada wadanka dhulka falastiiniyiinta oo dhimada ay kor u kacdey
wararkii ugu dambeyey Wariye Ahmed Diiriye Ciiltire Rayo tv Borama Office /Somaliland

0 comments:

Post a Comment