Wednesday, August 13, 2014

HAMBALYO HAMBAYO MEHER NACAN


Hambalyo meher waxa Diraya dhamaanba ciidmada police Gobolka Awdal waxayna  u dirayaan mid ka mida ah ciidmada policeka Gobolka Awdal Cabid Aw Adan Cabi Gurey iyo Marwadiisa Fadxiya Xaashi Jaamac  oo uu meherkoodu ka dhacay  Masjidka Kuweyt Magaalda Boorama ee caasimada Gobolka Awdal 
dhamaanba ciidmada kala duwan eebooliska Boorama ay ha,mbyo mug leh oo qalbiga ka soo ogayd ay u dirayaan Qoyska cusub oo ay leeyihiin ilaahay ha inaga dhigo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela 
waxan hamblyadan si toos ah u diraya ciidamada kala aha 

Talyhaha Ciidanka Qaybta ee gobolka AwdaCabdi Khayre Dhimbiil (Araweelo) T

Talye k/xigeenka Ciidmada ee gobolka AwdalCismaan Warsame Xijaab (Cismaan Haari) 

Talyaha Hawl galinta qaybta Cabdi Xasan Bille

Talyahay Saldhiga Dhexe Borama Maxamuud Yuusuf  Cige 

Talyaha Saldhiga Bariga Cumar Taangi

Talyaha Taraafikada AXmed Daahir Yuusuf

Sheekh Cabdilaahi  Muxumed Abiib Asheyte

Maxamed Xasan Bile 

Diiriye Ciiltire Xoosh Jaamac 

Maxamed Salaan Bade Shiine 

Sakariye Nuur Csimaan Aare 

CabdiriSaaq Ahmed Cismaan 

Maxamed Xirsi Ismaaciil 

Xasan tafiko

Sahra  Ahmed Cisamaan

Deeqo Xuseen Rooble Fure 

Xukun Ismaaciil Daauud 


dhamaanba ciidamada kala duwan ee Gobolka Awdal  waxa ay hamblyo aan la soo koobi karin u dirayaan 
Boqorka  Cabdi Aw Adan Qawdan  iyo Boqorada Fadxiya Xaahi Jaamac 
Waxana ay leeyihiin ilaahayu ha ini ka siiyo ubad khayrqab oo Dalkooda Diintooada Dadkooda iyo Naftooyada Anfaca ILAAHAY HA INI KALA SIIYO 




0 comments:

Post a Comment