Saturday, April 12, 2014

XOGHAYAHA DAWLADA HOOSE BORAMA AYAA FARIIN U DIREY DADWEYNAHA REER BORAMA +CASHUURAHA SHEEGAY IN LA SOO XAREEYO


Borama Xoghaya Dawlada hoose ee maagalada Borama Xasan Yuusuf Riiraash  ayaa fariin u direy dadaweyanaha degana magalada Borama sheegay  in waqtigan aynu ku jirno weaqtiyo roobaada ay dadku ka foojinaadaan xanuuno ka yimaada nadaafadaro ay soo wajihikarto  dadka iyo inlaga shaqeeyo fayo dhawrka naadafada si ayna xanuuno u dhalan
waxakaluu ka hadalay cashuuraha in la soo xareeyo sida ugu dhakhsaha badan lagana wada qayb qaato Arrimaasi sidoo kaleana waxa uu ka hadlay shirkii dawlada hoose ee dalka iyo in ay maamulayaan wasaarada waxbarahsada gobolka taasoo ay maamul dadajin ku heleen


DAAWO WARBIXINTA
Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
Rayo tv Borama Office/Somaliland

0 comments:

Post a Comment