Thursday, April 17, 2014

XAFLADA QALIN JABINTA PRIVATE KA AMERICAN INTERNATIONAL SCHOOL COMPUTER AND TRAINING CENTRE +DAAWASHO

Borama (Rayotv) Hotelka rays ee maagalada Borama waxa maanta ka dhacday xaflada qalin jabinta dufcadii 9 ee ka qalin jabisa dugsigaasi waxa maanta ka soo qaybgalay masuuliyiin tiro badan waalido iyo ardeyda qalin jabinaysa

0 comments:

Post a Comment