Thursday, April 3, 2014

WASIIRKA WASAARADA WARFAAFINTA SOMALILAND OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KANA WARAMAY XAALADIISA CAAFIMAAD IYO XIDHITAANKA TVGA UNIVERSAL+ DAAWASHO


Hargaysa (RayotvBorama) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cakuse  oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey xaalada caafimaad ee ku suganayahay
waxana uu maanta la hadlayey warbiinta reer somaliland ayaa wwax uu  u mahad celiyey xukuumada dalka Jabuuti waxa kaloo uu ka hadley xidhitaanka TvgaUniversal  .


DAAWO

0 comments:

Post a Comment