Sunday, April 13, 2014

URURKA DEKEDA DHISKA LUGHAYA EE GOBOLKA AWDAL AYAA SHAACIYEY QAADHAAN URURINTA DHISKA DEKEDA + VEDIO


Borama (Rayotv) Hotelka rays ee magaalada Borama saaka waxa la shaacinayay dhiska dekeda lugahay oo qaadhaan ururin loo samaynayay taasoo loo baahan yahay in laga wada qaybqqato dhiskeeda ayaa waxa salaadinta gobolka iyo masuuliyiin tiro badan dhan iska taageen waxqabsahada dekeda lughaya
haween aad u tiro badan oo iyaguna ka qayb qaatay  dhiri galintan

 DAAWO WARBIINTAN
  Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
RaYotv Borama Office /Somaliland


0 comments:

Post a Comment