Saturday, April 19, 2014

URURKA ARDAA AYAA MAANTA SHEEGAY IN AY BILAABAYAN LACAGTA QAADHAAN URURINTA DEKEDA LAUGHAY EE GOBOLKA AWDAL


Ururka Ardaa ayaa maanta shaaciyey dhiska qaandhaanka dekeda borama in ay bilaabi doonaan xaafada sheekh makaahiil ee magalada Borama  taasoo gudiyonay soo marayaan xaafadaaasi ayaa waxa sheegeen in la bixiyo lacagta qaadhaanaka oo shan dollar xaafadii nufgu soo hagaagaysa



Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
Rayotv Borama /Somaliland 
Office 

0 comments:

Post a Comment