Saturday, April 12, 2014

MAAYARKA MAGAALADA BORAMA AYAA KA WARBIXIYEY SAFAR SHAQO OO UU KU TAGAY CAASIMADA BURINDI IYO WAXYAALIHII AY KA FAAIDEYSTEEN


Borama (Rayotv) Maayarka Magaalada Borama Saleebaan Xasan XaEdi ayaa ka warbixiyey safara shaqo oo uu ku tagay caasimada Bunjabura ee dalka Burundi ayaa waxa uu sheegay in uu kaga qayb galeen isaga iyo xubno kale oo maayiro
sidoo kaleana ay ka soo qayb qaateen shirkii JPLG ee dawlada hoose ee dalka loogu qabatay caasimada Hargaysa ee somaliland iyo kaalintii ay ku lahayd dawlada hoose ee Borama waayo aragnimada ay ka faaideyteen


DAAWO Warbixinta oo buuxda
Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
                                                                 Rayotv Office Borama




0 comments:

Post a Comment