Tuesday, April 1, 2014

DEEGAANKA XARIIRAD EE GOBOLKA SALAL AYAA BIYO LA AAN XOOGAN LAGA SOO SHEEGAYAA MUDO LABATODOBAAD AH


Xariirar(Rayotv) Deegaanka xariirada eee gobolka Salal ayaa waxa ka jira biyo la aan xoogan mudo laba todobaadada sida uu sheegay Maygaag Daahirt oo jooga Xariirad ayaa sheegay in biyaha degmada xariirad ay u xidhn yihiin dad gaar a isaga oo sheegay in Maayarka xariirad uu arintaasi biyah la xidhay uu wax badan ka ogyahay ayna biyaha si siman loo helin  maygaaga daahir oo ka mid ah xildhibaanadii golaha deegaanka hore ee magalada sylac ayaa sheegay in arintaasi aan wax laga qaba



Wariye Axmed Diiriye Ciiltire
Rayotv Office Borama


0 comments:

Post a Comment