Monday, April 21, 2014

BARNAAMIJKA DHALINYARADA TODOBAADKAN OO LAGU SOO QAATAY TAWABARNIMADII MACALINIMO EE JAAMACADA CAMUUD


Borama (Rayotv)  Barnaamijka dhalinyarada rayotv ayaa waxa lagu soo qaatay qaabkii ay ardayda jaamacada camuud ee qaybta kuliyada waxbarashadu ay ku soo qaateen tawabarnimadii macalinimo ee ay dhawaan baxeen dugsiayada kala duwan ee magaalada Borama taasoo mudo bil iyo badh bileed laku soo qaatay




DAAWASHO WACAN








0 comments:

Post a Comment