Thursday, April 3, 2014

Akhriso Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo Qaab-Beeleed Lagu Qaybsadey Iyo Beel Waliba Saamiga Ergooyinkay Heshay


Hargeisa-(RayoTV)-Xisbiga Kulmiye oo beryahanba ku muransanaa saami qaybsiga ergooyinka ka qeyb geli doona shirweynaha Xisbiga ayaa aakhirkii ansixiyey 1162 ergay oo lagu qaybsaday qaab-beeleed

Halkan ka dheeho saamiga Ergada Beel-waliba heshay.

Habar-jeclo————————————— 240  Ergay.

Habar-awal—————————————-240  Ergay.

Samaron/Ciise————————————196  Ergay.

Arab————————————————-146  Ergay.

Harti————————————————-136  Ergay.

Garxajis———————————————136  Ergay.

Tumaale iyo Gabooye—————————22   Ergay.

Ayuub———————————————–20   Ergay.

Toljeclo———————————————-20   Ergay.

0 comments:

Post a Comment