Monday, March 3, 2014

Tartanka Shirkadaha Ee technology ga Oo Cirka Isku Sii Shareerayo.

Iyada oo beryahan dambe ee aad ugu soo kordhayeen indhaha caalamka wax yaabo cusub oo kala duwan ayaa hadana Science yahanada iyo Developers ka ey soo bandhigayeen wax tarkooda iyo wax yaabaha ey kaga duwan yihiin midba midka kale.

jariirada ka hadasha Technology ga ee lagu SMASHPIPE Magazine ayaa soo bandhigtay muuqaalo horudhac ah kaas oo loogu tala galay in la soo saaro sanadda 2019 kaas oo soo jiitay indhihii dadkii ka qeyb galay bandhigaas aadka u quruxda badnaa.
waxyaabaha la soo bandhigay oo ah kuwa aad u anfacayo dhalin yarada waxaa ka mid ahaa saacada gacanta lagu xerto oo aad ka isticmaalo kartid ama aad ka gali kartid Youtube Facebook Twitter ama aad ka daawan kartid aqbaarta ama Sports.
Halka hoose ka daawo qaar ka mid ah waxyaabihii la soo bandhigay


Kala soco Warbixin waliba oo ku saabdan Technology ga WWW.SOMALTECH.COM.

wixii talo ah ama fariin nagala soo xiriir Facebook

0 comments:

Post a Comment