Friday, March 21, 2014

Shirkadaha Apple iyo Samsung oo mar kale maxkamad isla kori doono


Bishan  March 31-keeda ayaa waxaa mar kale maxkamad isla kori doono labad shirkadoo ee kala ah  Apple and Samsung ka dib markii Samsung lag eedeeyay in ay isticmaashay qalab ay si gaar ah u leedahay Apple.

Samsung ayaa lagu eedeenayaan in ay xaday qeybta 5 patents oo ay si gooni ah u soo saaratay shirkada Apple iyadoo Samsung iyada ay si gaar ah u leedahay 3 patents.
Labada shirkadoodo ayaa moobeeladooda Smart Phone waxa ay u isticmaalayeen patents kala duwan sidaas darteed Samsung ayaa lagu heystaa in naqshada 5 patents  ay kasoo xaday Apple.
Hadii Maxkamada ay ku hesho Samsung in ay ka xaday naqshadaas shirkada Apple waxaa lagu ganaaxi doonaa in moobeel kasta oo aaladaas loo isticmaalay in ay bixiso lacag dhan  $40 doolar.
Sanadkii 2012 ayaa sidaan oo kale waxaa lagu ganaaxay shirkada Samsung in ay bixiso $8 doolar moobeel kasta ka dib markii lagu helay in ay xaday naqshada  patent.

0 comments:

Post a Comment