Monday, March 3, 2014

Shirkada Nokia Oo Dooneysay Shacabkeeda Iney Dib U Soo Kasbato Ka Dib Weji Gabaxii Ey Kala Kulantay Suuqa.

Shirkada Nokia oo aheyd shirkadii ugu caansaneyd ugu caalamisaneyd Muddo badan heystay suuqa ayaa soo wajahay Ciriiri iyo Shacab la'aan markii ey soo baxeen shirkada badan oo keenay telefonada gacanta lagu qaato.
Nokia ayaa soo saartay telefon gacmeed leh qaab ka duwan qaabkii lagu yaqaanay ama in badan ka duwan mobile ada kale ee la soo saaray sanadkan 2013 oo ey ugu caansanayeen Samsung Galaxy S IV iyo iPhone 5s iyo Nokia midka ey suuqa la timid ee Lumia.
Mobile kan ayaa u qaab eg Nokia N97 Oo ey soo saartay shirkada sanadii 2008 dii, laakiin kaga duwan qaabab badan Mobile kan ayaa wata muraadayahay la xirto ama Ookiyaalaha iyo saacad gacmeed yar Muraayadaha indhaha ayaa la shaqeeyo indhaha ruuxa.
Mobile kan ayaa lagu farsameeyey Magaalada Vancouver.
Halkan hoose ka daawo Video ku saabsan Nokia han cajiibka Ah



Kala soco Warbixin waliba oo ku saabdan Technology ga WWW.SOMALTECH.COM.

wixii talo ah ama fariin nagala soo xiriir Facebook

0 comments:

Post a Comment