Thursday, March 13, 2014

Qarax Ka Dhacay Magaalada Newyork ee Dalka Maraykank






qaraxa ayaa sidoo kale dumiyay laba kamida dhismayaasha ku yaala goobta uu qaraxu ka dhacay

Qarax Ugu yaraan 2 qof ayaa dimatay ugu yaraan 18 kalena way dhaawacmeen kadib markii qarax ka dhacay degmada Manhattan ee magaalada Newyork ee dalka Maraykanka. 


qaraxa ayaa sidoo kale dumiyay laba kamida dhismayaasha ku yaala goobta uu qaraxu ka dhacay. 

police-ka ayaa sheegay in ay baadhayaan sababta qaraxa keentay balse wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxani ay sababtay gas iyo dabka electric-ga oo is qabsaday. 

0 comments:

Post a Comment