Sunday, March 16, 2014

mudaharaadyo rabshado wata oo Gilgiley magalaad Tog wajaale iyo Ganacsigii Magaalada Oo Hakad Galey




Daminta iyo saa afjarida mudaharaadkani ayaa waxaa qayb weyn ka qaatey masuuliyiinta shirka isgaadhta ee Telesom oo tan iyo ilaa xaley ku mashaquulanaa sidii xalwaara looga gaadhi lahaa 
Wajaale(Rayotv) waxaa xaley ilaa maanta Gaabi Ahaan Istaagay Ganacsigii Magaalada Kadib Markii Uu Bilaabmay Mudahaaraado Rabshada Wata Oo Hadheeyey Magaalo Xuduudeeda Togwaajaale Mudaaraadkaasi Oo Kabilaabmay Xanaanada M Chka Oo Uu Yaalay Madkii Nin Shalay Laydhka Shirkada Telesom Uu Qabsaday Kadina Uu Aan Xal Laga Gaadhin Magaalada Togwajaale Oo Ah Magaalo Ganacsi Ku Caan Baxday Amniga Iyo Ganacsiga,
Ayaa Maanta Iyo Xalay Waxa Markaliya Isqabsaday Daryanka Rasaasta Oo Aad Loogadareemey Iyadoo Dadkii Ethiopianka Ahaa Ee Magaalada Waxka Ibbsanayeyey Mar Qudha Kabaxeen Iyaga Oo Ka cabsiga qaba dayaanka rasasta, Dadkan Mudaharaadayaa Inay Boobaan Alaabaha Ay Ka Iibsadeen Magaalada Iyada Oo Ilaahada Aan Maamulka Magaalada Wajaale ,
Daminta iyo saa afjarida mudaharaadkani ayaa waxaa qayb weyn ka qaatey masuuliyiinta shirka isgaadhta ee Telesom oo tan iyo ilaa xaley ku mashaquulanaa sidii xalwaara looga gaadhi lahaa, maadam uu laydhka shirku sababay dhimashada ninkani.
Si kastaba ha ahaatee maaha markii ugu horey ee dadka shacabka ah ay ku nafwaayaan xadhkaha laydhka, waxaaney xadhkahanai inta badan dadka qabsadan wahtiga aya roobabka gugu curtain

0 comments:

Post a Comment