Saturday, March 15, 2014

MASHAARIICDII 2013 WAA AY DHAMAADEEN IMIKANA WAXAANU BILAABAYNAA MASHARIICDA 2014' MAAYARKA BORAMA

Borama (Rayotv)Maayarka magaalada Borama Saleebaan Xasan Xadi ayaa maanta ka  sheegay in ay soo gaba gabeeyn mashaariicdii 2013ka
Gudoomiyaha degmada borama ayaa tagay jidka ay dhiskiisa gacanta ay Ku hayaan ee isku xidha dhigta iyo ilaa guriga badhsaabka gobolka Wadadn oo hor marta dhakhtarka magaalada borama
Iyada oo uu jidkan gabo gabo ku dhawyahay iyada oo maanta la dhigay

Qaybtii ugu dambaysay ee gabagabadiisa marayo
Waxana maanta la dhigay daamurki iyo jaygii taasoo la soo gaba gabaynayay dariiqaasi
Maayarka magaalad Borama oo halkaasi ka hadlayey ayaa waxa uu ka warbiixyey dariiqan iyo mashaariicdii sanadkii hore isagoo sheegay in ay soo dhamaadeen  mashariicdaasi  in dariiqani uu yahay mid balaadhan  labo haad ah waxan uu fariin u direy dadweynha degan wadad hareeraheeda ay dhisaan sadexda metre hor marta guryahooda  si ay u soo baxdo bilicda magaalada Borama ayan dhab u noqoto Borama Bilicsan






WARIYE AXMED DIIRIYE CIILTIRE
BORAMA/AWDAL/SOMALILAND
OFFICE


0 comments:

Post a Comment