Sunday, March 30, 2014

MAGAALADA BORAMA WAXA MAANTA AAS QARAN CABDILAAHI AXMED KAAMIL+MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JAREY WADO CUSUB



Borama (Rayotv)Magaalada borama ee xarunta gobolka Awdal waxa aas qaran loogu sameeyey
Cabdilaahi Axmed Kaamil oo ku mgac dheeaa Cabdilaahi sanjeex oo xalay ku geeriyoodayda Magaalada Borama.
Aaskaasi oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweyne ku xigenka somailand iyo Wafti uu hogaaminayo
oo wasiro xildhibaano labada gole iyo xildhibaanada  golaha deegaanka Borama
dadweyne tiro badan
waxana tacsi ay u direen dhamaan qarabadai iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku
 dhinaca kale madaxweyneku xigeenka aomiland waxa uu xahdiga ka jarey jidka laamida ee cusub oo ay dhawaan dawlada hoose borama gacmaha ka qaaday

Daawo warbixinytan




0 comments:

Post a Comment