Thursday, March 27, 2014

MAAYAR KU XIGEENKA MAGAALADA BORAMA OO SHIR JAARID QABTAY AYAA WAXA UU KA HADLAY GUUXA GOLAHA DEEGAANKA BORAMA


Borama (RayoTV)Maayar Ku xigeenka Magaalada Borama Mudane Maxamed Maxmuud Faarax dheerayste ayaa maanta shirjaarid xafiiskiisa ku qabtay kana hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin khilaafka golaha dhulka banan oo ay mudooyinkii ugu dambeeyeen ay wadeen bur burin ay sameeyeen dawlada hoose kuwaasoo dhul tiro badan oo ay bixisay isla dawlada hoose ay dib u sixid ku sameeyeen
taasoo muran xoogle ka jireen iyada oo isqabqabsiga bulshada dhexdeeda waxana uu ka hadlay
Ku simaha Gudoomiyaha Borama waxa kaluu ka hadlay horumarka degmada  iyo khilaafka u dhexeeya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama.oo guuxaasi ka warbixiyey


DAAWO SHIRKA JARAAID


0 comments:

Post a Comment