Friday, March 21, 2014

Layaabka aduunka: Wiil 6 sanno jir ah oo Kufsadey 5 Jir ay ilmo-adeer yihiin.


article-2533671-1A699EED00000578-545_634x403
Dalka  Malaysia   ayaa  waxaa ka dhacdey  dhacdo  aad  dadka  dalkaasi  uga  yaabisey &  Aduunka  intiisa  kaleba , intii  dhacdadaan   Warbaahinta  ka  daawatey,dhacdadaan ayaa  la  aaminsan  yahay  ineey  tahay  tii  ugu  horeeysey  oo  ayadoo  kale ah  Aduunka  ka  dhacdey.

Baaritaan  dhanka  Caafimaadka  ah  oo Kuala Lumpur lagusameeyey  ayaa  lagu  Xaqiijiyey in  Saqiirkaan 6 Sanno  jirka  ah  uu  u  Galmoodey  Saqiiradaan  5 Sanno jirka ah ee ay  Ilmo-adeerka  yihiin.
Ayeeyda  Labadaan  Saqiir  ayaa  u soo    gashey  Ayagoo  wada  Qaawan  Labadaan  Wiilkuna Sareeyo  Hab-tarankoodana isku jiro , kadibna  ay  aad  arintaasi  u  shaki  gelisay.
Hooyadii  dhashay  Gabadha  ayaa Booliiska ka Ribook-gareeysey  kadib  markii  Hooyadeed  u  sheegtey  wixii  ay  aragtey , inkastoo  Hooyada  Gabadha dhashey  eeyna  Booliska  ka  codsan in dhacdada   Baaritaan ku sameeyaan wiilkana  talaaba kaqaadaan.
Dhakhtar  Dhacdada ka  hadley  ayaa  sheegey  ineey  u  badan tahay  Wiilka  inuu  Daawadey (pornograghic Video) waa  Video-ga  Dadka  isku  Galmoonaaya  Laga  duuba ,  Taasi  oo  sabab u  noqon  karta  Cunuga  inuu  ku  Daysado.
Maalin  kadib  markii  Dhakhtaradii  Maaritaanka  sameysey ay  sheegtey  in Caruurtaan  isku Galmoodeey  ayay  Hooyadii  dhashay  Gabadha Booliiska  Ka Riboot-gareeysey  inkastoo  ay  sheegtey keliya  ineey  iska  Go,aansatey  ineey  Booliska  Dhacdada  u  sheegto  lakiin  ula geedkeeda  ahayn  in  Wiilka  Dacwad  lagu  Qaado.
“Ciqaabta  Qof wayn uu Danbigaan ku muteeysan karo, waxaa haboonan  lahayd  in lagu qaado  Waarid kasta oo Ubadkiisa Dhaqanka  oo  kale  ku  kaca , waayo  Waaridka waa jaawib  saaran Tarbaatinta Ubadkiisa ayuu yiri Dhakhtar u hadley Isbitaalkii Baaritaanka  LAgu sameyo
article-2533671-1A69A2E500000578-954_634x337

0 comments:

Post a Comment