Tuesday, March 11, 2014

Halkan ayaan ku farax sanahay, Da'duna muhiim maaha, sida Oscar iyo Hazard, waan u shaqeeyn doona "Eto'o"


Ciyaaryahanka k Weerarka uga ciyaara Kooxda Chelsea Samuel Eto'o, ayaa  sheegay inuu ku qanacsan yahay kuna faraxsan yahay sii joogitaanka kooxdiisa Chelsea.
Samuel Eto'o, oo kooxda Chelsea uga soo wareegay dhinaca Horyaalka Ruushka oo uu muddo ku sugnaa ayaa sheegay inuu aad ugu raaxaysnayo nolosha Chelsea iyo Stamford Bridge, waxa kale oo uu sheegay inuu kooxdiisa ugu ugu ciyaari doono sida ugu fiican, waxaanu yidhi isaga oo u waramaya Evening Standard "Halkan ayaan ku faraxsanahay da’dayduna muhiim maaha,  waxaan u shaqeeyn doona sida Oscar iyo Eden Hazard, aniguna waxaan leeyahay khibrad aad u badan, Kooxda Chelsea waa koox wanaagsan, waxaana doonaya in aan goolal badan u dhaliyo”.
Eto'o ayaa   Chelsea la galay heshiis sanad ah oo ku eeg bisha August

0 comments:

Post a Comment