Saturday, March 29, 2014

Guddiga nabadgelyada Nugaal oo shaaciyey in ciidamo boolis ah loo samayn doono xaafadaha Garoowe


Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ka war-bixiyey qorshayaal amni oo maamulka gobolka damacsan yahay, sida in ciidamo boolis ah loo sameeyo xaafadaha.
Gudoomiye Qarjab oo ka war-bixinayey qodobada ka soo baxay shir ay yeesheen golaha deegaanka oo khamiistii dhacay, wuxuu cadeeyey in qodobo dhowr ah oo amniga laga xiriira laga soo saaray shirkaas, waxaa la howlgelin doonaa ciidamo boolis ah oo xaafadaha magaalada ka howlgala.
Qoddobada ka soo baxay shirka:
                                               
               

0 comments:

Post a Comment