Friday, March 21, 2014

Geelle: Waa Waajib inaan Somalia Nafteena u Hurno



Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidanka Djibouti ee ku sugan Somalia ay u heelan yihiin sidi Somalia looga kicin lahaa argagixisada, isla markaana diyaar u yihiin inay naftoda u huraan. Hadalkan ayuu ka sheegay garoonka diyaaradaha ee Djibouti oo xalay la gaadhsiiyay maydka 6 askari oo ciidanka Djibouti ka tirsan kuwaasi oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo Salaasadii ka dhacay magaalada Buulo-Burde

0 comments:

Post a Comment