Monday, March 3, 2014

Gear Factor's Oo Soo Bandhigtay Markan Gaari Ka Duwan Kuwa Yaala Caalamka.

Shirkada Australia's MX Gear ayaa soo saartay gaari aad loola yaabay oo ku soconayo hawada gaarigaas oo la filayo sanada fog ka dib in lasoo saaro laakiin Shirkada Australia's MX Gear ayaa soo bandhigtay markii ugu horeeysay muddo laba sanood oo ey ku mashquulsanayeeen sameynta gaarigan iyaga oo ku soo bandhigay Motors Show ga ugu weyn caalamka.



bandhigan oo ey ka soo qeyb galeen kumanaan dad ah ayaa layaabay tijaabada gaarigan hawada ku soconayo oo  marka bandhiga la sameynayey  lagu kaxeeyey remoute control.
quburada technology ga ayaa sheegayey in badan maalmahan iney ku guda jiraan soo saaris gaari noocan oo kale ah wallow hada shirkadan Shirkada Australia's MX Gear ey soo bandhigtay.
Gaarigan ayaa ku leh marwaxada yar yar inta u dhaxeysa labada lugood taas oo u saacidaysa inuu duulo ayuu sheegay developer ka gaariga wallow ey ka gaabsadeen shirkada soo saartay gaariga mar la weydiiyey xilliga ey sida rasmiga ah suuqa u keenayaan gaarigan

Sida uu duulayo muuqaal ahaan halkan hoose ka daawo gaariga 



Kala soco Warbixin waliba oo ku saabdan Technology ga WWW.SOMALTECH.COM.

wixii talo ah ama fariin nagala soo xiriir FacebookShirkada Australia's MX Gear ayaa soo saartay gaari aad loola yaabay oo ku soconayo hawada gaarigaas oo la filayo sanada fog ka dib in lasoo saaro laakiin Shirkada Australia's MX Gear ayaa soo bandhigtay markii ugu horeeysay muddo laba sanood oo ey ku mashquulsanayeeen sameynta gaarigan iyaga oo ku soo bandhigay Motors Show ga ugu weyn caalamka.



bandhigan oo ey ka soo qeyb galeen kumanaan dad ah ayaa layaabay tijaabada gaarigan hawada ku soconayo oo  marka bandhiga la sameynayey  lagu kaxeeyey remoute control.
quburada technology ga ayaa sheegayey in badan maalmahan iney ku guda jiraan soo saaris gaari noocan oo kale ah wallow hada shirkadan Shirkada Australia's MX Gear ey soo bandhigtay.
Gaarigan ayaa ku leh marwaxada yar yar inta u dhaxeysa labada lugood taas oo u saacidaysa inuu duulo ayuu sheegay developer ka gaariga wallow ey ka gaabsadeen shirkada soo saartay gaariga mar la weydiiyey xilliga ey sida rasmiga ah suuqa u keenayaan gaarigan

Sida uu duulayo muuqaal ahaan halkan hoose ka daawo gaariga 



Kala soco Warbixin waliba oo ku saabdan Technology ga WWW.SOMALTECH.COM.

wixii talo ah ama fariin nagala soo xiriir Facebook

0 comments:

Post a Comment