Wednesday, March 12, 2014

GANACSATADA TUKAANLEYDA YAR YAR BORAMA AYAA CABASHO XOOGAN KA MUUJIYEY BAKHAALEYDA WAA WEYN KUNA BAAQAY MUDAHARAAD

Borama (RayoTv)Tukaanklayada ganacsatada yar ee Magalada Borama ayaa cabsaho Xoogan ka muujiyey qaar ka mid ah ganacsatada bakhaarlyda waa weyn Ee raashinka soo dajiya kana iibiya tukaanleyda yar yar .
Cabashadan ay cabanayaan ganacsatada yar yar ee tukaanleyda ah aya Waxay tahay in ganacsatsada bakhaarleyda waa weyn ay u soo Dhigteen waxyabihii yar yaraa ee ay iibinayeen tukaanleydu
Kuwaasoo ay ka mid tahay raashinka yar yar  ee haaf haafka ah
Ay iibiyaan ganacsatada waa weyn ee bakhaarleyda ah
Sida xabada gur gurtamaada ah haafka haafkiisa oo bariisa
Gudida tukaanleyada ahyar yar ee Magaakada Borama oo maanta Arintaasi u soo badhigay warbaahinta la hadalay aya waxay sheegeen in Ganacsatada waa weyni aya waxogii  iyagu iibinayaan
Iibkan ayaa waxa uu soo jiray mudo 14 sano ah oo aya sheegeen in ay Ganacsatada bakhaarladayu ay ku hayaan iyaga
Kuwaasoo jilmad iyo tafaariiq ay ku sameyanaya raashinka ay Iibinayaan bakhaarleyda waa weyn waxan ay ku baqqeen in ay fariin u Dirayaan culimo awdiinka maamulka dawlada iyo ganacsatada iyo Wasaarada ganacsiga somaliland oo iyadu kala xadaysay ganacsiga ganacstada Somaliland
Waxayna sheegeen in ay dhigayaan mudahaaraad salmiya
Oo ka dhan ah ganacsatada ayna xidhmayaan dhamaaba hawlaha     tukaanleyda ah
Arrimaha ayaa dhibaato ku keenaya mushtamaca ku nool magaalada Borama ee danyarta
Gancacsatada borama ayaa horey loo odhan jirey ku dhiig miirad ah oo aan dadka danyarta u nixin oo ay qiimaha ay doonana ay siiyaan raashinka
Walaw ayna jirin arrin cad oo ay sheegeen ganacsatada bakhaaleyda waa weyn qiimaha kiishashka inta ay ugu joogaan calaa kiish iyo waxa ay dul dhigtaan oo faaido  u ah iyaga.  
iyada oo ay xukumada somaliland lablaban laabtay cashuuraha ganacsatada Somaliland
Waa markii ugu horeysay ee ganacsatada yar yari  tukaanleydu ku baqaan Mudaraad salmi ah
Cabashadan xoogan ee ka soo yeertay ayaa looga fadhiyaa cida ay khusaysoTukaanklayada ganacsatada yar ee Magalada Borama ayaa cabsaho Xoogan ka muujiyey qaar ka mid ah ganacsatada bakhaarlyda waa weyn Ee raashinka soo dajiya kana iibiya tukaanleyda yar yar .

Cabashadan xoogan ee ka soo yeertay ayaa looga fadhiyaa cida ay khusayso.

Wariye Axmed  Ciiltire
RayoTv Borama somaliland 

0 comments:

Post a Comment