Thursday, March 13, 2014

Faalo ku Saabsan Ganacsatada Magalada Borama OO khilaaf Soo Kala Dhex Galay

iyada oo ay shalay ganacsatada tukaanleyda yar  ee magaalada borama
ay cabasho xoogan  ka muujiyeen  ganacsatasda bakhaarleyda waa weyn ee magaalada borama
kuwaasoo iyagu iibiyaa waxyaabaha yar ee tukaanleydu iibinayeen
iyada oo ay kala duawan tahay baxaada ganacsi ee kala haystaan ama darajada ay kala joogaan ay tahay  jumlad iyo tafariiq
cabshadan oo ay cabanayaan ganacstada tukaanleyda yar yar ayaa aha waxyabihii yara yar  ee ay iyagu iibinayeen  in ay iibnayaan ganacsatada waa weyn
walaw arrinta aya in badan soo jiitamaysay cid waxqabaana ayana jirin ayaa waxa magalada borama ay ganacsatadu yihiin kuwo xor ah
sida ay doonana ay iibkooda ,ku saleeyaan ama ku iibiyaan   iyada oo yartahay  xakameynta xukuumada ay ku samayso ganacsiga dalka. walaw wasaarada ganacsiga somaliland ay inta badan isku daydo xakameynta ganacsiga
hadaba mar aan saaka doonay in aan wax ka soo ogaado arinta
ganacsatada waa weyn bakhaarleyda laga cabanayayo
kuwasoo arimaasi ka gaabsaday in ay ka hadlaan
midka ka mida ah ganacsatada bakhaarleyda borama oo aan arimaasi kala hadaley waxa uu ii sheegay in ganacsatada maraakiibta soo dajisa ay iyagu iibinayan hafafka iyo rufucooyinka raashinka
ganacsataduna kolkaa waxay iibiyaan arimahan aad sheegayso
waxaanan masuulka ugu sareeya wasaarada ganacsiga gobolka awdal oo si aan waxa uga ogaado cabbashada aya soo gudbiyeen  tukaanlyeada yar yar ee borama  waxa ay ka wasaarada aha  uala socdaan  balse waxa ii suuroobi waayay in wadad kulano
ganacsatada borama ayaan iayagu waligood cadeyn qiimaha aya raashinka soo siistaan iyo inta ay macaash maacsh uga helaan
iyadakororka iibku aan dalka kala simayahay gobolku balse gobol ahaan
yahay mid xidhan oo aan maamulkiisa ay ogyihiin  inta ugu iibka ah








wasaarada ganacsiga somaliland ayaa looga fadhiyaa sidii loo xakameynlahaa 

0 comments:

Post a Comment