Monday, March 24, 2014

AYAX TIRO BADAN OO MAANTA SOO DUL DEGAY MAGAALADA BORAMA KAA SOO KICITIMEY XEEBAHA GOBOLKA AWDA+ VEDIO



Boorama-(SRN)-Goor sii danbaysay oo maanta duhurkii ah ayaa waxaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka awdal soo dul degay raxan koronkorta Ayaxa. kuwaasi oo sida la sheegayo ka soo kicintantay degaanada waqooyiga ee Gobolka Awdal. koronkortan oo gabi ahaan hawada sare ee magaalada Boorama xidhay mudo daqiiqado ah ayaanan ku hakan taas oo ahayd mid socota.
Raxanta koronkorada Ayaxa ah ayaa magaalada Boorama u dhaafaya dhinacaas iyo itoobiya iyada oo aysan jirin meelo ay ku degtay oo ka mid ah magaalada iyo duleedkeeda.
golka Awdal.
Si kastaba ha ahaatee koronkorta ayaxan ah ayaa mudooyinkii u danbeeyay laga dardaar warinayay oo ay qaylo dhaan dirayeen wasaarada Beeraha Somaliland iyo dadka degaanada ku teetsan xeebta galbeedka Gobolka Awdal taas oo ilaa haatan hay’adaha caalamiga ah ee arintan khuseeya aysan dhag jalaq u dhigin arimahan dabiiciga ah ee ka dhacaya Somaliland gaar ahaan go
 DAAWO
warbixinta 


0 comments:

Post a Comment